israel oo duqaymo arxan darro ah ka gaysatay wadanka lubnaan todobaadyadii lasoo dhaafay kuwaas o ay ku dishay madaxii sare ee ururka hezbullah ayaa isku dayday inay weerar dhulka ah ku gasho wadanka lubnaa oo ay xadka ka taslawdo balse waxay la kulantay dharbaaxo wayn iyo khasaaro.
dagaalyahanda ururka hezbullah ayaa la galay iska hor imaad ay kaga horjoosadeen inay gudaha u galaan wadanka lubnaan waxaana ciidanak israel laga dilay askar iyo saraakiil muhiim ah.isreal aya ah wadan awoodiisa koobaad tahay duqaynta iyo diyaaradaha balse aad oogu liito afantariga.
wararka ayaa sheegaya in shalay oo kaliay 17 sarkaal iyo askar laga dilay yahuuda taas oo ah wax ayna ku tashan marnaba, hezbullah oo ah urur ay taageerto dawlada iran ayaa ayagu ah kuwa mar walba u taagan ayagu difaaca dhulka lubnaan waxayna laba jeer oo kale la galeen dagaal dhulka ah ciidana israel kaas oo ay guulo aa wayn ka gaadheen.
si kastaba ha ahaatee hezbullah iyo ururada kale ee ay taageerto iiran ayaa ah kuwa u taagan burburinta yahuuda waxayna ka midaysanyihiin la dagaalanka israel goob kastaba .