Follow Us on Sicial media

The UAE Ministry of Defense said that soldiers were killed.

War ay baahisay wasaarada difaaca ee dawlada emarate ka carabta ayaa lagu sheegay in la dilay afar kamida askarteeda sidoo kalana la dhaawacay sagaal askari oo kamida ciidankeeda milatry ga.

Dawlada imarat ka ayaan sheegin halka uu ka dhacay dhaawaca iyo dhimashada askarta ka tirsan ciidankeeda milatry ga balse warbaahinta ayaa sheegaysa in askartan lagu dilay wadanka suudaan oo uu kasocdo qalalaase u dhaxeeya dawlada suudaan iyo jabhada Rsf.

Sida la rumaysanyahay dawlada suudaan ayaa duqayn ka gaysatay maanta garoon diyaaradeed oo ku yaala gobolka darfur halkaas oo lagu tuhmayo inay joogeen ciidanka imarate ka oo ayagu sahay iyo taakulo siinayay jabhadan .

Si kastaba ha ahaatee imarate ka ayaa aad loo rumaysanyahay inuu faraha kula jiro xiisada suudaan asagoo taageero siinayo jabhada rsf oo dagaal kula jirta dawlada milatry ga uu hogaamiyo ee suudaan.

Warar ku Mawduuc ah

Dagaalka suudaan,RSF oo soo riday diyaarad xamuul .

Reading Time: 0:48 min

Wararka ka imaanaya wadanka suudaan ayaa sheegaya in jabhada kasoo horjeeda militaruga wadanka xukuma ee suudaan waa rsf eh inay soo rideen diyaarad xamuul muuqaalo baraha bulshada lagu faafiyay ayaa…

Akhri Warkaan

The Rise and Legacy of Yahya Sinwar: A Key Figure in Hamas

Reading Time: 2:57 min

Yahya Sinwar is one of the most important figures in Hamas, exceedingly popular in Palestinian politics. He was born in 1962 in Khan Younis of the Gaza Strip. During his…

Akhri Warkaan

The meeting of the national forum of the country’s elections collapsed.

Reading Time: 1:14 min

Shirkii madasha qaranka ee looga go’aan gaadhayay arimaha doorashooyinka dalka soomalia oo muddo 5 bari ah kasocday magaalada mogadisho gadhwadeena ay ka ahayd dawlada federaal ka ah ee somalia qaybna…

Akhri Warkaan

Leave the first comment