Follow Us on Sicial media

Ethiopia has taken over Gedo regional airports

Wararka laga helayo gobolka gedo ee ismaamulka jubaland somalia ayaa sheegaya in Ciidamada itoobiya ay howlgal qurshaysan kula wareegeen garoomada diyaaradaha ee gobolka gedo dhamaantoodba .

Ciidamada Itoobiya ayaa horay ooga hawl galayay gobolka gedo ayaga oo ka tirsanaa hawgalka midawga africa ee Atmis horayna loo odhan jiray Amisom,itoobiya ayaa ciidankoodu joogeen guud ahaan gobolka gedo ayaga oo maamulayay amniga guud ee gobolka .

Lama oga xaalada ku dhalisay itoobiya inay qabsato garoomada diyaaradaha gobolkaas ooy ayadu kantarooshu cidi ka bixi ama kasoo dagi, balse is af garan waa xoogan oo saameeyay xidhiidhka labada wadan ayaa taagnaa bilahii la soo dhaafay kadib markii dawlada itoobiya ay heshiis la gashay maamulka somaliand kaas oo dhigayay in itoobiya hesho saldhig ciidan iyo aag bad oo dekad ka dhisato .

Is afgaradkaa kadib dawlada federaalka ayaa cadho xoogan iyo qaylo dhaan kasoo saartay waxayna labada dawladood hawada isku marinayeen hadalo xidhiidhkooda sii xumaynaya taas oo sababtay in oogu danbayn dawlada somalia ay heshiis milatry lagasho masar ooy itoobiya isku hayaan biyaha wabiga niilka.

Si kastaba ha ahaatee xaalka ayaad mooda mid hadda sii xumaanaya oo labada dawladood kusii riixaya xaalada aan daganayn oo sababi karta colaad intan ka wayn.

Warar ku Mawduuc ah

Dagaalka suudaan,RSF oo soo riday diyaarad xamuul .

Reading Time: 0:48 min

Wararka ka imaanaya wadanka suudaan ayaa sheegaya in jabhada kasoo horjeeda militaruga wadanka xukuma ee suudaan waa rsf eh inay soo rideen diyaarad xamuul muuqaalo baraha bulshada lagu faafiyay ayaa…

Akhri Warkaan

The Rise and Legacy of Yahya Sinwar: A Key Figure in Hamas

Reading Time: 2:57 min

Yahya Sinwar is one of the most important figures in Hamas, exceedingly popular in Palestinian politics. He was born in 1962 in Khan Younis of the Gaza Strip. During his…

Akhri Warkaan

The meeting of the national forum of the country’s elections collapsed.

Reading Time: 1:14 min

Shirkii madasha qaranka ee looga go’aan gaadhayay arimaha doorashooyinka dalka soomalia oo muddo 5 bari ah kasocday magaalada mogadisho gadhwadeena ay ka ahayd dawlada federaal ka ah ee somalia qaybna…

Akhri Warkaan

Leave the first comment