Wararka ka imanaya maamulka puntalad gaar ahaan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa ayaa sheegaya in garoonka magaaladaas maanta aysan ka degin labo diyaaradood toos ooga dagi jiray.
Diyaarada daalo oo ay soomaali leedahay iyo diyaarada shirkada itoobiya airlines ayaan dagin maanta kadib amar la sheegay inuu kasoo baxay haayada duulista iyo rayadka dawlada somalia oo lagu wargaliyay diyaaradahan in garoonka boosaaso uun amni ahayn ooy ka jirto xaalad u dhaxayso maamulka puntland iyo ciidanka gaarka ah ee psf .

Sidoo kale maamulka puntland ayaan wali ka hadlin arintan oo aad looou hadal hayo gudaha soomaalida .
Lama oga arinta saxda ah ee oa danbaysa hakinta balse waxaa jiro khilaaf wayn oo labada dal somalia iyo itoobiya ka dhax taagnaa waayadanba oo ka bilawday damacii itoobiya ee biyaha bada cas.