Follow Us on Sicial media

Dambiilaha dakano laanta ku damaashaadaya gobolka Afdheer

Ninkan oo lagu magacaabo Aden geedi ayaa ah  dambiilaha koobaad ee xasuuqii ka dhacay tuulada waydkaal ee gobolka afdheer gaar ahaan degmada baarey ee lagu laayay dadka shacabka ah ee birmagaydada ah .

Aden geedi asago oo xariir ah oo aanba ahayn nin dhiig shacab aan galin ayuu kolba dhinaca uu doono gobolka u dhax maraa halka hooyooyinkii iyo maatidii maalin cad oo bil ramadaan ah uu layntooda masuulka ka ahaa ayna helin cadaalad balse lagu aamusiiyay awood sheegasho iyo shaati dawladeed.

Aden geedi oo ah nin aan qayrsan oo ay agtiisa waxba ka ahayn kuwa sheegta maamulka gobolka ee tuulada makacdada ah ee hareele kuud-kuududa ayaa ah nin awood ku leh gobolka loona saadaalinayo inuu mardhaw noqon karo qofka oogu sareeya ee wax laga waydiin doono.

Si kastaba ha ahaatee ninkan ayaa wali dhiigii umada waayay cid kula xisaabtanta xag dawlad iyo mid qabiil ba waxuuna isbuucii lasoo dhaafay tagay tuulada washaaqo oo ayadu la aag ah dhulkii uu danbigaa ka gaystay taas oo cadaynaysa inuuna jirin inaba ha yaraatee nin wax baqdin ah ka qaba dadkii uu dhibaateeyay.

Hogaanka gobolka kooxda isku raranta harkoolayda ah (itaxaad) ayaa ah ayagu koox aan dan ka lahayn shacabka iyo gobolkan kaliyana u taagan danahooda ayagoo marwalba dawlada kilalka u geeya qof ay ku shaqaystaan oo gobolka u jooga.

Warar ku Mawduuc ah

Dagaalka suudaan,RSF oo soo riday diyaarad xamuul .

Reading Time: 0:48 min

Wararka ka imaanaya wadanka suudaan ayaa sheegaya in jabhada kasoo horjeeda militaruga wadanka xukuma ee suudaan waa rsf eh inay soo rideen diyaarad xamuul muuqaalo baraha bulshada lagu faafiyay ayaa…

Akhri Warkaan

The Rise and Legacy of Yahya Sinwar: A Key Figure in Hamas

Reading Time: 2:57 min

Yahya Sinwar is one of the most important figures in Hamas, exceedingly popular in Palestinian politics. He was born in 1962 in Khan Younis of the Gaza Strip. During his…

Akhri Warkaan

The meeting of the national forum of the country’s elections collapsed.

Reading Time: 1:14 min

Shirkii madasha qaranka ee looga go’aan gaadhayay arimaha doorashooyinka dalka soomalia oo muddo 5 bari ah kasocday magaalada mogadisho gadhwadeena ay ka ahayd dawlada federaal ka ah ee somalia qaybna…

Akhri Warkaan

Leave the first comment