Follow Us on Sicial media

jubaland president ahmed madoobe has returned to kismayo





Madaxweynaha Dowlad gobaleedka soomaaliyeed ee Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahii lasoo dhaafay safar ugu maqnaa Dalka Dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo Gurya noqday Magaalada Kismaayo ee Caasimada Kumeel gaarka ah ee Jubaland.

Masuuliyiin katirsan Golayaasha kala duwan ee Dowladda iyo dadweyne kala duwan ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee Magaalada Kismaayo.

Ahmed madoobe ayaa 13 sano ee u danbeeyay ba hogaaminayay maamulka jubaland asagoo lafilayo in sanadkan dhamaadkiisa uu qabto doorasho balse ma muuqaati wax saan saan ah oo doorasho.

Dad badan ayaa qabo in ahmed madoobe doonayo inuu samaysto muddo korodhsi siduu horay ba u sameeyay,mr madoobe oo ay xilhayntiisa sharciga ah dhamaatay labo sano iyo badh kahor ayaa ku jooga xukunka muddo korodhsi labo sano ahaa oo ay ku darsadeen asaga iyo golaga wakiilada baarlamaanka ee jubaland.

Jubaland oo ah maamul gobaleedkii labaad ee laga dhiso somalia ayaa wali gaadhin caasimadeedi sharciga ahayd ee bu’aale waxayna gacanta oogu jirtaa mudoo 16 sano ah kooxda shabaab.

Warar ku Mawduuc ah

Puntland said it is ready to enter into dialogue with the federal government

Reading Time: 0:54 min

Tan iyo dib u doorashadii madaxwayne hassan sheekh ee sanadkii 2022 ga waxa uu khilaaf wayn soo kala dhax galay maamulka puntland iyo dawlada federaal ka ah kaas oo sababay…

Akhri Warkaan

Puntland denied that it bought weapons from Ethiopia.

Reading Time: 1:4 min

Wasiirka warfaafinta maamulka puntland mudane maxamuud caydiid dirir oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in puntland aysan habayaraatee wax hub ay kasoo iibsan wadanka itoobiya. Mr dirir oo la…

Akhri Warkaan

Leave the first comment