Follow Us on Sicial media

Burhanu jula “tplf has 100,000 armed soldiers now”

Taliyaha ciidanka milatry ga Itoobiya general Burhanu jula ayaa sheegay in kooxda Tplf ee ismaamulka tigreega ay haystaan ciidamo iyo hub tiro beel ah

kooxda TPLF waxay haysataa in ka badan 75,000-100,000 oo askari oo hubaysan iyo ciidamo dheeri ah oo wakhti walba la heli karo Taliyaha Ciidanka Ethiopia Birhanu Jula

General Birhanu Jula ayaa xaqiijiyay in kooxda TPLF ay wali ku hubaysan yihiin madaafiic culus, madaafiic, qoryaha darandooriga u dhaca iyo hub kale.

Jeneraalka ayaa sheegay in aan la dhameystiri karin (DDR) is afar garadkii ama heshiiskii koonfur africa sababtoo ah Itoobiya waa dal faqiir ah oo u baahan gargaar caalami ah oo ka yimaada UN .

Sido kale Burhanu Jula ayaa sheegay inay TPLF haysato Ciidan badan oo hubaysan wali kuwaas oo u dhaxeeya 70 kun ilaa 100 kun oo askari iyo waliba kuwa dheeri ah oo wakhti walba la heli karo.

Hadalkan ayaa kuso adaya xili xiisad adag ka tagan tahay gobalka Tigray kaas oo u dhaxeeya maamulja ku meel gaadhka ee uu hogaamiyo gatechu reda iyo madaxwaynihii hore ee tigrega Depresion gebremichael.

Warar ku Mawduuc ah

Leave the first comment