Follow Us on Sicial media

Hizbullah defeated the israel army and a fierce war broke out on the border between the two countries

israel oo duqaymo arxan darro ah ka gaysatay wadanka lubnaan todobaadyadii lasoo dhaafay kuwaas o ay ku dishay madaxii sare ee ururka hezbullah ayaa isku dayday inay weerar dhulka ah ku gasho wadanka lubnaa oo ay xadka ka taslawdo balse waxay la kulantay dharbaaxo wayn iyo khasaaro.

dagaalyahanda ururka hezbullah ayaa la galay iska hor imaad ay kaga horjoosadeen inay gudaha u galaan wadanka lubnaan waxaana ciidanak israel laga dilay askar iyo saraakiil muhiim ah.isreal aya ah wadan awoodiisa koobaad tahay duqaynta iyo diyaaradaha balse aad oogu liito afantariga.

wararka ayaa sheegaya in shalay oo kaliay 17 sarkaal iyo askar laga dilay yahuuda taas oo ah wax ayna ku tashan marnaba, hezbullah oo ah urur ay taageerto dawlada iran ayaa ayagu ah kuwa mar walba u taagan ayagu difaaca dhulka lubnaan waxayna laba jeer oo kale la galeen dagaal dhulka ah ciidana israel kaas oo ay guulo aa wayn ka gaadheen.

si kastaba ha ahaatee hezbullah iyo ururada kale ee ay taageerto iiran ayaa ah kuwa u taagan burburinta yahuuda waxayna ka midaysanyihiin la dagaalanka israel goob kastaba .

Warar ku Mawduuc ah

why the state of isreal entred lebanon?

Reading Time: 1:3 min

Wararka laga helayo bariga dhexe gaar ahaan xiisada u dhaxaysa Israel iyo ururka Hezbullah ayaa ah mid saacad walba kasii daraysa kadib markii la sheegay in israel isku diyaarisay weerar…

Akhri Warkaan

Is Iran afraid, what prompted it to call for peace at this time?

Reading Time: 1:10 min

Madaxwaynaha iiraan mosoud pezeshkian ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu diyaar u yahay inuu hoos u dhigo xiisada kala dhaxaysa israail waa hadii laga helo israail balan qaad ay ayaduna ku…

Akhri Warkaan

Leave the first comment